Diiwaanka Mirqaanka İndir
Bilgi
1.1. Curinta Xeerka Aasaasida Komishanka ka Hortagista Qaadka.
Qaadku waa aafo kağan, hadii ay Ahaan lahayd dhinaca dhaqaalaha cafimaadka iyo qoskaba.
1.2. Ujeeddada Xeerka
Xeerkani wuxuu aasaasayaa komishan awood fulineed u leh hawlaha tuvalet igmaday.
Komishanku wuxuu ka shaqaynayaa abuurista fursado ganacsi, hadii ay Ahaan lahayd warshado, beero iyo ganacsiga adeegyada tiknoolijiyada, oo Lugu Badalo ka qanacsiga qaadka.
1.3. Hannaanka Curinta Xeerkan.
Waxa curinta sharcigan tuvalet racayaa qaabka ku xusan Qodobka 74aad ee distoorka jamhuuriyada Somaliland, farqadihiisa 2aad iyo 3aad.
Xubno ka tirsan golaha wakiilada.
o Abaabulayasha mashruucani waxay takeero ka raadinayaan xubno cayiman oo musharaxiinta golaha wakiilda ka orta ah iyaga oo codka ay xaqqa u leeyihiin ugu hiilinaya xaqqa.
o Waxa laga xulanayaa seddexda xisbi kağan orta walba 5 musharax, musharaxiintan waxa tuvalet balan qadayaa la taageero.
Shuruudaha ay ku mudanayaan tageeridu waa sidan:
O olarak aan tuvalet eegin qabiil.
o ise xildhibaanku balan qaado içinde uu xeerkan Meel mariyo marka la doorto.
O olarak xildhibaanku ka qayb qaato wacyigalinta mashruucan inta uu socdo.
Muwaadiniin morina bixiyayaal ah oo gaadhaya 5000 oo qof.
o Waxa la abuurayaa shabakad muwadiniin ah oo ka kooban laba dabaqadood:
a) Koox Hal-Kapı ah oo ka 100 qof kooban
b) Unugyada oo ka kooban Hal haldoor ah oo raadsata 50 qof oo isaga Hoos yimaada oo taageera, Isu geyn waa 100 x 50 = 5000 oo qof.
1.4. Hawlaha Horyaala Komishanka
Komishanku wuxuu diwaangelinayaa ganacsadayaasha waaweyn ee soo waarida Qaadka.
Waxa la soo saaraya Liis Rasmi ah oo maxkamada sare tuvalet gudbiyo, ujeedaduna waa aan hodhow cid lahana lagu darin, oo wixii faa'iido ahi Gaar u noqdaan liiskaa hore.
Talaabada xigta taa waa la qiimeeyo hantida ay haystaan ganacsatadani paçavra iyo dumarba inta ay TAHAY, tusale Ahaan hadii liisku noqdo 200 qof oo mikdiiba haysto celcelis Ahaan $ 2.5million (500 milyon $).
in la qorsheeyo sidii ganacsatadani ganacsiga qaadka ugu badali lahaayeen nooc lahana oo ganacsi ah.
Waa la daraasadeeyo warshadaha iyo ganacsiga tuvalet digo-Rogan karo, ee la jaan qaadi Kara dhaqan-dhaqaalaha Dadka. Tusaale Ahaan hadii ay hantidu noqoto $ 500million, waxa ay kicin Karaan 20 warshadaha oo nooca fudud ah.
Marka la sugo mashaariicda ganacsiga ee qof walba ku haboon la soo saaro xeer madaxwayne (degreeto) oo Faraya awaamiirta Hoos ku Kur'an içinde waa:
o ise sifo sharci ah loo cayimo muddo aan cid lahana warshadaha la cayimay aan tuvalet ogalaan.
O olarak sifo sharci ah loo siiyo Dhul, illeyn waa xal raadise.
O olarak sifo sharci ah loo magacaabo gudi dabagal ku samaysa hawlaha mashruucan.
Talaabada ugu danbaysaa waa içinde fulintii la bilaabaa, waxaana tuvalet bilaabi karaa sida Hoos ku xusan o:
Waa si qunyar qunyar ah loo joojiyo xadiga la soo waaridayo.
Waa içinde ganacsadaha tuvalet sheego içinde uu macaamiishiisa kolayada uu u yareeyo Kolba Kolka ka danbeysa, tusaale Ahaan Kolka hore waa uu içinde dhimaa 20,% 40,% 60,% ...
Dhinaca kolayada, soo rogaan amar sheegaya içinde 20kii qofba ay kolayadooda u kireeyaan YK dawladaha hoose Ay waa. kolkaa sakaddiiba waxa laga helayaa YK lagu iibiyo qaadka, ileyn qof kasta oo qaadka cunaa badi wuxuu leeyahay macmiil, markaas wuxuu ugu TAGI karaa qolkaasi, markaas waxa laga yaabaa içinde qofkiiba ku soo 10 $ AMASE 5 $ hagaagaan.
Kolka Ugu danbaysana, tusaale Ahaan 5 Sano ka dib la soo'nun saaro xeer baarlamaan oo içinde waa% 100 mamnuucaya ka ganacsiga qaadka.
1.4.1. Mulkiilayasha Kolayda Qaadka
Mulkiilayaashani waa dabaqada labaad ee silsilada ka-ganacsiga qaadka, waana qaybta ugu badan, waxa ka orta ah dumar iyo bez, celcelis Ahaan waxay ka helaan shaqada lacag u dhaxaysa 30.000 ilaa 150.000 oo shilin maalintiiba.
... ... ...
Kurulum Talimatları
APK Dosyası Nedir?
Android Package Kit sözcüklerinin kısaltılmışı olan APK, Android uygulamalarını dağıtmakta ve yüklemekte kullanılan bir format. APK dosyası, cihazınızda yüklemeye yapmak için gerekli tüm öğeleri barındırır. Windows'taki EXE dosyaları gibi herhangi bir APK dosyasını Android'li cihazınıza kopyalayıp, onu kendiniz yükleyebilirsiniz. Uygulamaları bu şekilde elle yüklemeye "sideloading" deniyor.
Bilgisayarda .APK Nasıl Açılır
BlueStacks, Windows işletim sistemine sahip bilgisayarlar üzerinde Android oyunlarını oynamak veya Android uygulamalarını çalıştırmak için kullanabileceğiniz ücretsiz bir Android simülatörüdür.
- BlueStacks'i yukarıdaki bağlantı adresine tıklayarak hemen ücretsiz olarak indirebilirsiniz. İndir Bluestacks
- Programı indirdikten sonra nereye indirdiyseniz ikonuna çift tıklayarak kurulum ekranına geçiş yapmalı ve ilk karşılaştığınız sayfada sağ alttaki devam et tuşuna tıklayıp kurulum işlemlerini tamamlamanız gerekiyor.
- İndirdiğiniz APK’yı sağ tuş < - Birlikte Aç - > Bluestacks olarak çalıştırıp yükleyin.
- Artık bilgisayarınız üzerinden Diiwaanka Mirqaanka heyecanına ulaşabilirsiniz.
Android Cihaza .Apk Nasıl Yüklenir?
Bunları yükleyebilmek için cihazımıza ekstra bir .Apk yükleyici indirmemiz gerekiyor. Android işletim sistemine sahip olan tüm cihazlarda standart olan bu uygulamayı sizde her cihazınızda sorun yaşamadan kullanabilirsiniz.
- Cihazınızın "Ayarlar" menüsüne giriş yapın.
- Ayarlar penceresindeki "Güvenlik" bölümüne giriş yapın.
- Güvenlik ayarları sayfasında yer alan "Bilinmeyen kaynaklar" seçeneğini işaretleyin.
- Artık APK uzantılı dosyaları çalıştırarak Play Store haricinden oyun ve uygulama yükleyebilirsiniz.
Önceki versiyonlar
Yorumlar
(*) is required
Benzer
Aasaas Technology'dan Daha Fazla
Üst Sıralar